Calankii iyo magacii degaanka Soomaalida Itoobiya oo la bedelayo (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha cusub ee Soomaalida Itoobiya Mustaf Muxumed Cumar ayaa soo saaray amarradii ugu horeeyay markii xilka loo magacaabay, kuwaasoo saameynaya magaca iyo Calanka degaanka Soomaalida Madaxweynaha Cusub ayaa amray in magacii hore Dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya lagu bedelo dowladda Soomaalida (Somali State), isla markaana dib loo soo celiyo Calankii ay ku jirtay xidigta Shanta Gees … Continue reading Calankii iyo magacii degaanka Soomaalida Itoobiya oo la bedelayo (Daawo Sawirro)